|
English
Falcon Associates LTD is a general practice accounting firm based in London. We are basically a general practice providing a wide range of accounting, tax and financial services according to our clients' need.
We deal with all types of clients including limited companies, sole traders, partnerships and charities. While we act primarily as accountants, we view any appointment as a responsibility to provide a total service to our clients.
Somali Falcon Associates waa shirkad kaa caawineysa arrimaha xisaabaadka iyo cashuuraha oo saldhigeedu yahay London,UK. Waxaan khibrad weyn u leenahay arrimaha xisaabaadka, cashuur-celinta, maamulka iyo maareynta shirkadaha, haddii ay yihiin shirkadahaasu kuwo qof kaliyi leeyahay ama kuwo wadajir loo wada leeyahayba.
Inkastoo aan nahay xisaabibayaal shaqadoodu ku saleysan tahay xagga xaabaadka iyo cashuur-celinta, haddana waxaan u aragnaa in uu xil gaar naga saaran yahay maacaamiishayadda, taasoo keeneysa in aan u gudbino wixii talo ah oo ay u baahan yihiin dhinac kasta. |